Mudane Maxamed Colaad oo ahaa Latiliyihii hore ee Madaxweeyne Mustafa M omar hadana ah hogaanka xiriirka dibada ee golaha somaaliyeed ayaa ka ayaa shacabka oga digaya madaxweyne Mustafe oo masiirkii deegaanka raba inuu gacanta u galiyo Axmaaro, waxuu kaloo bayaamiyay musuqa baahsan ee uu maamulka sameeynayo.