Xildhibaan Carab M aden:  Maamulka Degaanka inuu qariyo abaarta baahsan waa mid taariikhda u gashay!

Mudane Carab M Aden oo ah Xildhibaan ONLF ah ayaa wax lagu xumaaday ku tilmaamay Masuuliyiinta deegaanka ineey inkiraan in abaartii deegaanka loo dhintay, Waxuu kaloo aad ooga xun yahay Masuuliyiin ay qadiyadaan soo wada wadeen inuu damiirkoodii gaaray ineey mara habaabiyaan abaarta deegaanka haysata.